Latest Post

6/recent/ticker-posts

Kulamada Semi-final-ka Euro 2024

 


Waxa la soo af-meeray kulamada 8 dhamaadka tartanka Euro 2024 iyada oo la galay Semi-final-ka tartanka.

4 Xul ayaa isugu soo hadhay tartanka iyada oo ay xulalkaas ku kala calaf qaadi doonaan tartanka.

Kulamada Semi-final-ka ayay soo bexeen kulamo xiiso leh oo si weyn loo sugayo.

Kulanka ugu xiisaha badan ayaa dhexmari doona xulalka Spain iyo France kuwaas oo ku tartami doona booska final-ka.

Kulanka kale ayaa ah mid dhexmari doona xulalka Netherlands iyo England kulan laftiisu xiiso leh.


France Vs Spain

Netherlands Vs England.

Post a Comment

0 Comments